Qiimeeyn uu sameeyay Ururka Somali Investigative Journalists SOMIJ wuxuu sanadkaan Wariyeyaasha sanadka ee Somalia ugu aqoonsaday 12 Wariye,xaga Ragga .
Wariyeyaasha aan sanadkaan ugu magacdarnay The Best Investigative Journalist of the Year waxaan ku xulanay sideey ugu hoowlgalaan hufnaan Suxufinimo,warar aan loogu ixsaan falin kuwa lacagta heysta ama xukunadda ku fadhiyo,iyagoo dhinaca kalena noqday daryeela yaal u damqaday bulshada dhibaateeysan iyo Qarankeena.
Wariyeyaasha waxeey soo gudbiyeen warar iyo barnaamijyo dhaxal gala kuwaas oo ku qotoma dabagalis iyo damqasho Wadaninimo.
Hadaba Wariyeyaasha Ragga ee aan sanadkaan xulanay waxeey kala yihiin:-
Wariyeyaasha dhiiran ee aan ku diirsado Wararkooda? Real Investigative Journalists of the year?
1-Abdi Aziz Afrika -Muqdisho
2-Salman Jamal - Muqdisho
3-Abdirahman Dhadhere - Hargeysa
4-Abdirisak Terra - Hargeysa
5-Ahmed Adan Roble -Hargeysa
6-Mohamed Boosh -Hargeysa
7-Omar Seerbiya -Hargeysa
8-Mohamed Soofadhiiste -Berbera
9-Abdi Azi Ibrahim -Borama
10-Mohamud Carab -Muqdisho
11-Mohamed Yusuf - London
12-Ahmed Darwiish -Nairobi
Waxaan ogahay,waxaan hubaa iney jiraan Wariyeyaal dhaxalgala oo hoowlkara hasse yeeshee daruufaha jira aawgeed aan xaqiiqada ka hadli karin ,iyagana waxaan u dirayaa Hambalyo